Daawo:- Qosol hadal heeynta ugu badan Muqdisho & Qurbaha oo hal kalmad oo kaftan ah noqotay.

Daawo:- Qosol hadal heeynta ugu badan Muqdisho & Qurbaha oo hal kalmad oo kaftan ah noqotay.

daajis.com:- Goobaha lagu caweeyo ee magaalada Muqdisho sida Mehradaha kala duwan , Maqaayadaha iyo Hoteelada ayaa waxaa lagu arkayaa hadal kaftan ah oo gaaray ilaa Soomaalida Qurbaha ku nool kaas oo maalmahaan dambe halaheeys noqday.

Kalmadaan waxaa iminka si aad ah u is ticmaala dhalinyarada Soomaaliyeed ee gudaha dalka Soomaaliya ku sugan iyo kuwa Qurbaha ku nool waana hadal laga dhaxlay buuqii iyo foowdadii dhex martay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed .

Kalmada maalmahaan dambe loo batay ayaa ah sidatan No Vote Forcash (Codkaaga ha ku iibsan Lacag) . Dhalinyaro fara badan oo sawiro iska soo qaaday ayaa ku soo badanaya aalada Internetka iyaga oo wata waraaqo ay ku qoran yihiin hadaladii xubnaha baarlamaanka ee diidanaa mooshinkii ka dhanka ahaa Raizul wasaare Cabdi Wali Sheekh.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada