DAAWO:- FIFA oo Xulka Naagaha Kubadda Cagta Iran ka Dhex heshay 4 Rag ah oo u ciyaarayay

DAAWO:- FIFA oo Xulka Naagaha Kubadda Cagta Iran ka Dhex heshay 4 Rag ah oo u ciyaarayay

daajis.com:- Xiriirka Kubadda Cagta Caalamka ee FIFA ayaa xulka Kubadda cagta gabdhaha Waddanka Iran ka Dhex helay 4 Rag ah oo u ciyaarayay.

FIFA ayaa tijaabooyin (Gender tests) ay ku kala ogaanayaan Lab iyo Dhedigga u dheela xulka hablaha Iran waxa ay ku ogaadeen in 4 rag, ha noqdaan rag dhameystiran ama kuwo ay ku yar yihiin Calaamadaha dheddignimo ay ku jireen xulka.

Waddanka Iran ayaa waxaa caadi caadi ka ah qalliinnada Jinsi beddelka ah ee lagu sameeyo ragga ama dumarka aan Qaybta ay raacsan yihiin ee Lab ama Deheddig si buuxda aan loogu sifeyn karin waxaana arrintan Fatwooday oo ansixiyay Aayatullah Rouhullah Khumayni.

Haddaba qalliinadaasi kaddib ayaa Rag markii hore Lab ahaa ay u xuub siibtaan Dhedig kaddibna qaarkood sidaa ku galaan cayaaraha dumarka.

Sifiican u fiiri sawirka hoose yaad is leedahay waa nin kk
hadii kale daajis.com ayaa kuu sheegaya fiiray namberka 10 qofka wada.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada