Daawo Sawirada Oday jira 179-Sano oo sheegay In Geeridu ay iska Hilmaantay uuna sii nolaanayo

Daawo Sawirada Oday jira 179-Sano oo sheegay In Geeridu ay iska Hilmaantay uuna sii nolaanayo

daajis.com:Oday lagu magacaabo Mahashta Murasi oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu yahay ruuxa ugu da’da weyn dunida xiligan , sida laga soo xigtay Buuga lagu qoro Waxyaabaha Mucjisooyinka Aduunka ka dhaca ee Guinness world book of records .

Mahashta Murasi oo 179 sano jir ah ayaa waxa uu sheegay in uu ku dhashay magaalada Bangalore bishii January 6-deedii sanadku markuu ahaa 1835, uuna ku noolaa Varanasi ilaa 1903.

Waxa uu ku celceliyay in uuba dhaafay xilligii dhimashada isaga oo yiri, “Cidna dhimanmeyso 150 sano kadib” “Caruurtii aan awoowaha u ahaa ayaa mar hore dhintay, Taasi waxa ay muujineysaa in geridii I iloowday. Ma qabo reja ah in aan dhimanayo”, sidaas odayga ugu da’da weyn dunida ayaa yiri xilli la wareysanayaya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada