Daawo Sawirada:- Wadooyinkii Turkida dhiseen oo roob baabi’iyay

Daawo Sawirada:- Wadooyinkii Turkida dhiseen oo roob baabi’iyay

daajis.com:- Roobaab xoogan oo ka da’ay saacadihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhibaatooyin gaadiidleyda kala kulmeen wadooyinka magaalada Muqdisho iyo dad shacab ah oo guryahooda biyo ugu galeen.

Roobabkan ayaa sababay in wadooyinka qaar ay ka qodmeen godad waaweyn oo biyaha jeexeen, halka wadooyinka kale ay noqdeen kuwo biyo fadhiistaa, isla markaana xaafadaha qaar biyaha wadooyinka ka yimaada ay ku furmaan xaafadahaasi oo noqday kuwo xayirma isu socodka dadka.

Shacabka Muqdisho ayaa ku tiirsaday roobabkan xooggan, inkastoo dadka qaarkii ay cabasho ka keeneen qaabka loo dayactiray wadooyinka oo biyihii u gudbiya xaafadaha qaar.

Muuqaalo laga soo qaaday saameynta roobabkii u danbeeyay ee ka da’ay Muqdisho ayaa halkan idinkugu soo gudbineynaa.Wadooyinkii Turkida dhiseen oo roob baabi’iyay: Sawirro
Roobaab xoogan oo ka da’ay saacadihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhibaatooyin gaadiidleyda kala kulmeen wadooyinka magaalada Muqdisho iyo dad shacab ah oo guryahooda biyo ugu galeen.

Roobabkan ayaa sababay in wadooyinka qaar ay ka qodmeen godad waaweyn oo biyaha jeexeen, halka wadooyinka kale ay noqdeen kuwo biyo fadhiistaa, isla markaana xaafadaha qaar biyaha wadooyinka ka yimaada ay ku furmaan xaafadahaasi oo noqday kuwo xayirma isu socodka dadka.

Shacabka Muqdisho ayaa ku tiirsaday roobabkan xooggan, inkastoo dadka qaarkii ay cabasho ka keeneen qaabka loo dayactiray wadooyinka oo biyihii u gudbiya xaafadaha qaar.

Muuqaalo laga soo qaaday saameynta roobabkii u danbeeyay ee ka da’ay Muqdisho ayaa halkan idinkugu soo gudbineynaa.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada