Daawo:- Jawaari oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

Daawo:- Jawaari oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

daajis.com:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la kulmay dhigiisa Jabuuti Idiris Ama’ud  iyo Kuxigeenkiisa, kadib markii uu maanta gaaray magaalada Jabuuti.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa soo dhoweyn heer sare ah u sameeyay dhigiisa Soomaaliya iyo tiro xildhibaano ah oo maanta gaaray dalkaasi.

Prof. Jawaari ayaa ka qeybgeli doona munaasabadada furitaanka dhisme cusub oo uu yeeshay Golaha Baarlamaanka Jabuuti, wuxuuna Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia uu tilmaamay in ay farxad u tahay ka qeybgalka xafladaasi lagu casuumay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada