Gaas oo Haruub caano geel dhaay ah qurqurinayo: Sawirro

Gaas oo Haruub caano geel dhaay ah qurqurinayo: Sawirro

daajis.com:- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa booqday Togga Baalade ee duleedka magaalada Boosaaso, halkaasi oo Ganacsato reer Puntland ah ku dhaqda Geella islamarkaana Caanaha laga soo liso u iibkeena Gudaha Magaalada Boosaaso.

Ganacsatada Geella halkaasi ku dhaqda ayaa Madaxweynaha Puntland ku casuumeen Haruub Caano Geel dhaay ah oo qoob xer ah, xili uu booqanayay xeradaasi lagu dhaqo Geella.

Cabdiweli Gaas ayaa ku dhiiri geliyay ganacsatada in ay bulshada ugu faa’iideeyaan dhaqashada xoolaha iyo wax soo saarka dalka si bulshada horumar u gaarto.

Puntland waxay ka mid tahay gobolada sida weyn looga dhaqdo Geella ee sida weyn looga faa’iideystay dhaqashada xoolaha.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada