Marwada Siilaanyo oo ku faantay in Eeyda Wajaale loo xero..: Video

Marwada Siilaanyo oo ku faantay in Eeyda Wajaale loo xero..: Video

daajis.com:- Marwada Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Aamina Waris oo khudbad ka jeedinaysay magaalada xuduuda ku taal ee Wajaale ayaa ku faantay in caruurta magaaladaasi Eeyaha u xeraan Calanka Xisbiga Udub ee talada haaya.

Hadalkaasi oo ay ula jeeday, dadka ku nool in dhamaantood ay taabacsan yihiin xisbiga Odaygeeda ee Udub, xili ay waday ololaha mar kale Odaygeeda uu ku doonayo in uu isku soo taago xilka Madaxweynenimo ee Somaliland.amina-waris-siilaanyo

Laakiin dad badan oo reer Somaliland ah ayaa hadalkaasi kasoo horjeestay, abuurtay xiisad iyo caro dadka qaarkii ay ka qaadeen.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada