Odayaasha Degmeda Beled Xaawo oo ka hadlay Duqaynta ay ku hayaan Diyaarada dalka Kenya (VIDEO)

Odayaasha Degmeda Beled Xaawo oo ka hadlay Duqaynta ay ku hayaan Diyaarada dalka Kenya (VIDEO)

daajis.com:- Gudoomiyaha Beled Xaawo iyo Odoyaasha dhaqanka degmadaasi ayaa ka hadlay weerarka isdaba jooga ah oo lagu hayo dadka xoolo dhaqatada ah ee dagan nawaaxiga degmada Beled Xaawo.

Odayaasha ayaa sheegay in maal mihii lasoo dhaafay dad badan ay ku nafwaayeen duqaymahaas oo sida ay sheegeen lagu gumaaday dad maata ah oo aan waxba galabsan.

Ragga ay raadsanayaan waa la yaqaan meelaha ay dagan yihiin ee ha u raadsadaano, ayuu yiri nin odayaashii ka mid ahaa.

Halkaan ka Daawo Odayaasha


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada