VIDEO:- Dalxiiska Dalka Kenya oo aad hoos ugu dhacay, iyo wadooyinkii Magaalada Lamu oo haawanaya

VIDEO:- Dalxiiska Dalka Kenya oo aad hoos ugu dhacay, iyo wadooyinkii Magaalada Lamu oo haawanaya

daajis.com:- dhaqaalaha Sanadihii u dambeeyey ka soo xaroonjiray xagga dalxiiska ayaa hoos u sii dhacayay gaar ahaan sanadkan, ammaanka dalka Kenya wuxuu ahaa mid aan wanaagsanayn, arrintaas oo saameyn xooggan ku yeelatay dadkii ka shaqaysan jiray dalxiiska.

Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabooyin ay ku wanaajineyso waaxdeeda dalxiiska ee ay dhibaatadu kasoo gaartay weerarrada ka dhacaya dalkeeda.


Halkaan ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada