QISO Qiiro Kuugu Abuureyso:- Gabar Habar yar u ahay ayaa Nin ajnabi ah guursatay.

QISO Qiiro Kuugu Abuureyso:- Gabar Habar yar u ahay ayaa Nin ajnabi ah guursatay.

daajis.com:- Inan aan Habaryar U ahay ayaa gursatay nin dhalasho ahaan kusoo jeda Ethiopian markaas kasii ah Oramiya qomiyada la yiraahdo waa nin garanaya luqada somaliga in xogaa ah waxaa dhacday gabadhii waa gursatay”
waxaan waydiiyay sababta ay ku damacday inay gursato nin ajnabi ah markaas ayay itiri habo raga somaliyeed guursigooda badan dartiis ayaan kunacay marka dee ajnabigu mayaqaanaan guursiga badan sidaas darteed ayaan uguursaday markaas wan kuqoslay waxaan iri malaga yaabaa hadalkaas mid kalabdalan inuu yimaado habo fikirkaas wanka biyo diiday

MUDO YAR KADIB MAXAA DHACAY.

Ilmihii ugu horaysay uurkiisa iyadoo leh dagana Magaalada Addis Ababa ayaa Ninkii wuxuu shaqo u aaday Magaalada Hargaysa waxaa dhacday gabadhii waa soo fool dhawaysay ninkii marki uu tagay hargaysa ayaa ugu wardanbaysay xiriirkiisa telkiisiina waaba dansaday gabadhii biil maleh waa kaligeed ehelkeed mesha majoogo meshii ayay rafaad afka saartay radin abdan isagii waa laga quustay Cakuye Ajnabi Yaahuu mudo rafaad kadib gabadhii waa Dhashay.

markii ay dhashay ayaa waxaa lahelay un magaca guud ee Qomiyada Oromo qolo ah ayaa badi goob lagu raadshay markaas ayaa badi doon kadib reerkiisi ayaa qof laga soohelay iyadii markii ay dhashay gabar ayay dhashay Ilaahow Ajnabi Aanan Wiil Udhalin.


Gabdhii fakar iyo wax la aan iyo wareer kadib waxaa kusooboday xanuun masaxda Ah Markii danbe oo laga soowarhelay inay Ispital kujidho oo aan kasowardonayna waaba qarsatay in dhib haysato.

waxay tiri aniga ninkayga shaquu kujira waa iga sogariwyay ileen macayi kadhoo iyadaa balo sooxaraysataye ugudanbayn gabadhii iyadoo sidii ah ayay kugeeryootay ispital kuyaal adis markaas ay geryotay kadib 3 malin ayuu imaaday gurigii isago hargaysa Gabar kusoogursaday Tisiina Dhimatay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada