Video:- 65 jir isku dayay inuu kufsado 10 jir oo iska difaacday

Video:- 65 jir isku dayay inuu kufsado 10 jir oo iska difaacday

daajis.com:- Oday waayeel 65 sano jir u dhashay dalka Kenya ayaa weerar ku qaaday gabar yar oo da’deedu tahay 10 jir, xili uu damcay inuu kufsado, hase ahaatee gabadhaasi ayaa soo gaaray dhaawacyo culus, waxaana lagu dabiibayaa xarun caafimaad oo ku taal magaalada Nyeri ee dalka Kenya.

65 jirkan ayaa gabadha kusoo weeraray Baangad, si uu u fara xumeeyo, hase ahaatee gabadhaasi oo geesiyad aheyd ayaa isku dayday in ay iska difaacdo, waxaase nasiib daro soo gaaray dhaawacyo.

Odaygan ayaa la filayaa in maxkamadda la horkeeno si loogu qaado ciqaabta uu u geystay gabadhan yar.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada