Video:- Dowlada Kuweit oo Meel Fagaaro ah Ku Daldashay 3 Nin oo ay Ku Eedeysay in ay Dil Geysteen!

Video:- Dowlada Kuweit oo Meel Fagaaro ah Ku Daldashay 3 Nin oo ay Ku Eedeysay in ay Dil Geysteen!

daajis.com:- Dowlada Kuweit  ayaa tan iyo sanadkii 2007-dii waxa ay maanta fulisay xukun dil  oo dal dalaad ah iyadoo ku fulisay 3 nin oo laba ka mid ah ay  u dhasheen dalalka Pakistan iyo Sacuudiga.

Eedeysanaha u dhashay dalka Sacuudiga ayaa  lagu helay in uu mindi ku dilay saaxiibkiisa halka  Eedeysanaha u dhashay dalka Pakistan uu dilay Nin iyo Naag.

Midka 3aad ayaa dilay xaaskiisa, Wiilkiisa iyo Gabadhiisa isagoo u adeegsaday Rasaas.

Halkaan ka Daawo Daldalka Nimanka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada