Video:- Farxiya Fiska Iyo Bandhigeeda Cusub Ee Hargeysa

Video:- Farxiya Fiska Iyo Bandhigeeda Cusub Ee Hargeysa

daajis.com:- Fanaanada Farxiya Fiska oo ayaantaan ku sugnayd dalka Jabuuti ayaa haatan ku wajahan magaalada Hargeysa halkaasoo ay ku qaban doonto bandhig faneed balaaran.

Fanaanada ayaa sida ay ku shaacisay bogeeda Facebook waxay Hargeysa tagaysaa maalinta taariikhdu tahay 21-ka bishaan aynu ku jirno ee November ee 2014.

Halkaan hoose uga bogo Hees cusub oo macaan oo lamagac baxday Xaq Dhowr waxaana codkeeda halaasiga inoogu soo bandhigaysa Farxiya Fiska.

Riix Halkan Si’Aad U Daawato


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada