VIDEO: Kaamirooyin duubay argagax kala carar ka dhashay dhul gariir ka dhacay Shiinaha

VIDEO: Kaamirooyin duubay argagax kala carar ka dhashay dhul gariir ka dhacay Shiinaha

daajis.com:-  Kaamirooyinka ku rakiban wadooyinka iyo goobaha ganacsi ee gobolka Sichuan ee koonfurta galbeed dalka Shiinaha ayaa duubay daqiiqadihii ugu horeeyay argagaxa ka dhashay dhul gariir ku dhuftay gobolkaasi.


Ugu yaraan Shan qof ayaa la helay meydadkooda, sabtidii oo dhul gariirkaan uu dhacay,  tiro kale oo dad ahna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray dhul gariirkaasi oo cabirkiisa ahaa 5,9 Richter Scale.

Kaamiiroyinka jidadka ku rakiban ee dhinaca amaanka loogu talagalay ayaa duubay daqiiqadihii ugu horeeyay dad argagaxsan oo guryaha kasoo baxay si ay ugu badbaadaan burburka guryaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada