Video:- MAROODI GEESI AH: 14 Libaax oo Maroodi yar ka adkaaday

Video:- MAROODI GEESI AH: 14 Libaax oo Maroodi yar ka adkaaday

daajis.com:-Raxan Libaaxyo baahan ayaa weerar ba´an ku qaaday Maroodi yar oo Sideed jir ah, beer xayawaanada oo ku taal dalka Zambia.

Libaaxyadan ayaa qaniinyo iyo cidiyo la dhacay Maroodigan yar, isagoo iska difaacay, markii dambena ceyrsaday 14 Libaax ee baahnaa.

Dalxiisayaal fursad u helay inay kasoo duubaan muuqaalkaan ayaa noqday mid indhaha caalamka soo jiiday, kaasoo ay daawadeen hal maalin gudahood Shan Milyan ku dhowaad.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada