VIDEO:-Tartanka quruxda gabdhaha muslimiinta oo gabar Tunisian ahi ku guuleysatay

VIDEO:-Tartanka quruxda gabdhaha muslimiinta oo gabar Tunisian ahi ku guuleysatay

daajis.com:- Dalka Indonesia ayaa sanadkani marti geliyay tartanka gabadha ugu quruxda badan muslimiinta Caalamka, iyadoona abaalmarinta ay ku guuleysatay gabadh u dhalatay dalka Tunisia oo lagu magacaabo Fatma Ben Guefrache.


Gabadhaan reer Tunisia ayaa marki la gudoonsiiyay abaalmarinta gabadha ugu quruxda badan muslimiinta caalamka, wax ay caalamka ka codsatay in xoriyad ay hesho falastiin.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada