Daawo:- Askari Katirsanaa Ciidanka Lubnaan Oo Dhacdo Layaab Leh Kula Kulmay Dagaalkii Sheekh Miskiin

Daawo:- Askari Katirsanaa Ciidanka Lubnaan Oo Dhacdo Layaab Leh Kula Kulmay Dagaalkii Sheekh Miskiin

daajis.com:-  Ciidanka dalka Lubnaan ayaa wajahayo culeys dhanka Militeriga ah oo ay Mujaahidiinta dalka Suuriya ku qaadayaan maalin iyo habeenba weeraro xuduuda dalkaas, Askari katirsanaa ciidanka Lubnaan ee Shiicada ah ayaa waxaa haleelay Madfac ay Mujaahidiinta labeegsaden xili uu dagaal xoogan socday.

Askarigan ayaa xiliga uu gantaalka Mujaahidiinta ku dhacayay ku qeylinayay waan guuleysanay waana jabinay.


Halkaan ka Daawo Muuqaalka Layaabkaleh.

http://www.movie.daajis.com/2014/12/daawo-askari-katirsanaa-ciidanka.html


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada