Daawo Muuqaal Haweeney Qaansiir ku qafiiftay oo la soo kortay dusha sare ee Diyaarad Mareeykan ah .

Daawo Muuqaal Haweeney Qaansiir ku qafiiftay oo la soo kortay dusha sare ee Diyaarad Mareeykan ah .

daajis.com:- Dad rakaab ah oo ka socday wadamo kala duwan ayaa waxay la kulmeen la yaab iyo amakaak ka dib markii ay Qaansiir ku dhex arkeen dusha sare ee mid ka mid ah Diyaaradaha waa weeyn ee dalka Mareeykanka.

Diyaaradaan oo eheed kuwa waa weyn ee rakaabka qaada ayaa waxaa iska lahaa shirkada American Airlines waxaana dhexdeeda neef Qaansiir ah ku soo dhex qarsaday haweeney Mareeykan ah oo ugu dambeeyntii lagu amray inay dib ula soo laabato waliba banaanka ula soo degto Qaansiirkeeda. 



Diyaaradaha caalamiga ah ee Caalamka ayaa waxaa ka mabnuuc ah in la la raaco xayawaanaadka balse waxay dad badan is weeydiinayaan qaabkii ay haweeneydaan ku soo dhaaftay goobta lagu baaro dadka in kastoo la sheegay inay Boorso ku soo dhex qarsatay Qaansiirkeeda nool .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada