Video:- Aroos wadareedka dunida oo 4 kun la isugu guuriyay

Video:- Aroos wadareedka dunida oo 4 kun la isugu guuriyay

daajis.com:- Aroos wadareedkii ugu ballaarnaa dunida ee la isugu guuriyay 4000 Lamaane ayaa ka dhacay Garoonka Kubada Marakana ee dalka Brazil.

Xaflada la isugu guuriyay Lamaaneyaashan ee tiradooda dhan tahay Afar Kun ayaa waxaa kasoo qeyb galay dad lagu qiyaasay Labaatan Kun iyo ka badan oo isugu jiray eheladooda, asxaabtooda iyo daawadayaal kale.


Guurkaani ayaa noqday mid indhaha caalamka soo jiiday.  maadaama uu guurarka kale kaga duwan yahay tirada lamaaneyaasha is guursanaya oo afar kun ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada