Video Layaab Leh:- Inkasta oo dhowr mar cunugaan yar bahalkaan Cobra ha ah Madxa ku dhuftey wali maka sii cabsanayo. Yaab

Video Layaab Leh:- Inkasta oo dhowr mar cunugaan yar bahalkaan Cobra ha ah Madxa ku dhuftey wali maka sii cabsanayo. Yaab

daajis.com:- Muuqaalkaan ayaa waxaa soo Posteeyay website lagu magacaabo Rumble.com. waxaa la dhihi karaa waa wax mucjiza ah oona halis ah. cunug yar oo la ciyaaraya Bahal halis ah. laakiin su'aashu waxey tahay cunugaa ma cabsanaayo oo marba marka ka danbeysa waxaa uu u dhawaanayaa bahalkaan si uu u qabto madaxa bahalka.

waxaa la arkayaya muuqaalkaan oo soconaya hal daqiiq iyo in kabadan ayaa marka uu usoo dhawaada cunugan ayaa bahalka waxaa uu sameeyaa in uu ka durqo ama uu ka fogaado mar kasta uu usoo dhawaada bahalka madaxa cunuga ayaa ku dhuftaa.


ugu danbeentii cunuga yar waxaa uu qabtey madaxa bahalka kadib waxaan dhacey in bahalkii uu xanaaqo uu madaxa cunuga ku dhufta uuna isku duuba.

muuqaalkaan waad fiirsan kartaa laakiin marnaba ha isku dayin inaad sameeyso "WAA HALIS"




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada