Daawo:- Sarkaal Booliska Bercolana ka tirsanaa oo Libaaxyo rifanayaan

Daawo:- Sarkaal Booliska Bercolana ka tirsanaa oo Libaaxyo rifanayaan

daajis.com:- Justo Jose, oo 45 sano jir ah ayaa xili maqrib ah gudaha u galay xero lagu xanaaneeyo Libaaxyada oo ku taal magaalada Barcelona ee dalka Spain, waxaana weerar kusoo qaaday  Sedax Libaax.

Ninkaani ayaa horay u ahaa Sarkaal ka tirsanaa Booliska, waxaana ay Libaaxyada u geysteen dhaawacyo halis ah, iyadoo ay qeybo ka mid ah jirkiisa ay gooy gooyeen.libaax-weerar

Shaqaalaha xeradan ayaa ku wargeliyay booliska dhacdadani si loo badbaadiyo Justo Jose, waxaana lagu guuleystay in laga dhigo, hase ahaatee xaaladiisa caafimaad ayaa laga deyrinayaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada