Daawo Sawirada:- Nalalka ku shaqeeya qoraxda oo dayactir lagu sameeyay

Daawo Sawirada:- Nalalka ku shaqeeya qoraxda oo dayactir lagu sameeyay

daajis.com:- Waxaa maanta wadooyinka magaalada Muqdisho ka bilowday howlgalo lagu dayactirayay nalalka cad ceeda ku shaqeeya.

Dayactirkan lagu sameeynayo nalalka dansan ee cad-ceeda ku shaqeeya ayaa ka dambeeyay kadib markii qaarkood uu ka dhacay batterigii ay ku shaqeynayeen taasi oo hada maamulka Gobolka Banaadir uu dayactir balaaran ku sameynayo.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cali Seeko ayaa sheegay in  ay muhiim tahay in la hawl geliyo nalalka dansan ee wadooyinka maagalada Muqdisho si kor loogu qaado bilicda magaalada iyo ammaankaba.

Wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa horay looga hirgeliyay nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, inkastoo qaarkood qaraxyo lala eegtay, waxaana wali jira xaafado iyo wadooyin aan la gaarsiin nalalkan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada