Daawo Video:- Maxay Al-Shabaab u weerarayaan dalka Kenya?

Daawo Video:- Maxay Al-Shabaab u weerarayaan dalka Kenya?

daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa culeysyo ka imaanaya shacabka iyo mucaaradka kasoo fuulay dhanka wax ka qabashada amaanka, xili Maliishiyada taabacsan Al-Shabaab ay xasuuqii ugu darnaa ee ay ka geysato gobolka Soomaalida Kenya degto ee Mandheere.

Warbixin laga sii daayay Telefishinka K24 ayaa lagu soo qaatay sababta kaliftay in Al-Shabaab bartilmaameedsadaan shacabka Kenya ee aan waxba galabsan, iyadoo barnaamijkaan oo muuqaalo kala duwan leh oo xasuuqyadii Shabaab iyo wareysiyo lala yeeshay dadka ku xeel dheer amaanka ayaa isku raacay in Kenya balaayo ugu horeyn markii ay ciidamadeeda u dirtay Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada