Daawo:Sheekh Axmed Iimaan oo Fariin Muhiim Ah Udiray Muslimiinta Dalka Kenya.

Daawo:Sheekh Axmed Iimaan oo Fariin Muhiim Ah Udiray Muslimiinta Dalka Kenya.

daajis.com:- Sheekh Axmed Iimaan oo katirsan saraakiisha mujaahidiinta Muhaajiriinta ah ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa jeediyay kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu kula hadlayo muslimiinta bariga Afrika gaar ahaan muslimiinta Kenya oo sanadadii dambe dulmi iyo tacadiyo kala kulmayay dowladda Daalimadda Kenya ee Uhuru Kenyatta madaxda ka yahay.

Mu’asasada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Al Shabaab ayaa baahisay kalimadda oo ciwaankeedu yahay "Ha Murugina idinka ayaa sareeyee”.

Halkan ka Daawo Kalimadda Sh.Axmed Iimaan PMP4


xigasho:- Somalimemo FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada