Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Gowracay Dalka Sacuudiga.

Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Gowracay Dalka Sacuudiga.

daajis.com:- Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa muujinaya in 3 haween Soomaali ah oo kashaqeysanayay dalka Sacuudiga gaar ahaan magaalada Riyaadh lagowracay.

Gabdhahan ayaa lasheegay in laga afduubtay gudaha magaalada kadibna lagowracay, dalka Sacuudiga ayaa waxaa uu kamidyahay wadamada ay Soomaalida sida weyn ugu tahriibaan si ay u helaan nolal dhaanta mida dalka Soomaaliya.

Saraakiisha Amaanka dalka Sacuudiga ayaa sheegay inay baari doonaan sababta rasmiga ah ee kadambeysay afduubka iyo gowraca gabdhahan. Ma ahan markii ugu horeysay ee xadgudubyo sidaan oo kale ah ay kadhacaan dalkaas inkastoo aanay warbaahinta inta badan helin wararka laxiriira dhacdooyinka  arimahan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada