Muuqaal xanuun ah:- Askari dad badan ka Ooysiiyay

Muuqaal xanuun ah:- Askari dad badan ka Ooysiiyay

daajis.com:-Police Magaalada Kanasa City ee dalka Mareykanka ayaa wuxuu qaaday tallaabo aanan horay loogu arag, taasi oo uu ku kasbaday qalbiga dad badan oo magaaladaas ku nool. Booliska ayaa gaadiidka joojinayay, kaddibna halkii ay darawallada ka filayeen in la weydiiyo ruqsadda gaadiidka lagu kaxeeyo ayaa waxay la kulmeen, wax aad uga yaabiyay oo ahaa in saraakiisha howlgalka ku jira ay dadka ku siinayeen lacag taageero ah oo ay u isticmaalaan fasaxa Chrismas-ka ee soo socda.



RIIX HALKAAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada