Muwaadin magac ku dhex lahaa soomaalida Norway oo Ballidoogle lagu dilay

Muwaadin magac ku dhex lahaa soomaalida Norway oo Ballidoogle lagu dilay

daajis.com:-  Maxamed Cali Maamow oo ku magacownaa xilka guddoomiyaha degmada Buurhakaba ayaa ku geeriyooday weerar wado-gal ah oo ay kusoo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab kaas oo ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Balidoogle.


Guddoomiyaha ayay wararku sheegayaan in isaga iyo kolonyo uu la socday oo deeq raashiin ahi geeyay deegaano gobolkaasi ka tirsan wadada ay u galeen soo noqodkiisa maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab halkaas oo ay rasaas isku weydaarsadeen, halkaana uu ku geeriyooday guddoomiyaha.

Mamow ayaa magac ku dhex lahaa jaaliyadda soomaalida Norway, waxaana uu dhawaan ku laabtay dalkiisa hooyo si u wax uga qabto. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada