VIDEO:- Guddoomiye Farxaan Cali Xirsi: ” Waan caafimaad qaba howshan hayo waxba kama badalayso qaraxa layla eegtay”

VIDEO:- Guddoomiye Farxaan Cali Xirsi: ” Waan caafimaad qaba howshan hayo waxba kama badalayso qaraxa layla eegtay”

daajis.com:-  Guddoomiyaha ku-xigeenka gobolka Mudug,Farxaan Cali Xirsi ayaa saxaafadda la hadlay,kaddib dhaawac ka soo gaaray qarax maanta loogu xiray gaari uu watay.

Farxaan waxuu sheegay inuu caafimaad qabo,howlaha uu shacabka u hayeyna waxba u dhimi doonan qaraxa lala’eegtay.

“Anniga waan caafimaad qaba,shaqada an hayana waxba u dhimi mayso qaraxa layla eegtay,waxaan u sheegaya waqti baan dhiman kuwo anniga iga howlbadna baa la dilay  oo iga ficna anna ka baqi mayo,”ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka koobad ee gobolka Mudug.

Hoos ka daawo guddoomiye ku-xigeenka oo saxaafadda la hadlaya

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada