Wiil Soomaali Ah oo Gaari lagu Dardarsiiyay wadanka Mareykanka

Wiil Soomaali Ah oo Gaari lagu Dardarsiiyay wadanka Mareykanka

daajis.com:- Magaalada Kansas City ee cariga Mareykanka ayaa qiso aad u fool xun ka dhacday shalay galabti kadib markuu nin magac muslim ah wato uu dardarsiiyay baabur nooca SUV loo yaqaan wiil 15 jir lagu magacaabo Abdisamad Sheikh-Hussein oo Somali ah.

Wiilkan yar oo xaafidul quraan ahaa ayaa wadada dhaafayay si u baabuur u raaco kadib marku ninka muslim naceybka qaba uu dardarsiiyay baaburkisa asago marku ku dhuftay baaburka hadana korka ka maray. Waxa la sheegay in uu mindi qaatay oo isku dayay inuu cararo dambiilahan markasna ay dad u wacen booliska oo halkas lagu xiray.

Wiilkan yar ayaa u dhintay dhaawac halis ah oo lugta ka gaaray saacado kadib markii isbitaalka la geeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada