VIDEO SUBXANALLAH: Qoys Udhashay Dalka Turkiga Oo Ku soconaaya 4Ta Lugood Sida Xayawaanka

VIDEO SUBXANALLAH: Qoys Udhashay Dalka Turkiga Oo Ku soconaaya 4Ta Lugood Sida Xayawaanka

daajis.com:- Warbaahinta dalka Turkiga Ayaa soo Bandhigay Qoys U Dhashay Dalkaas oo ay Qabsatay Mucjiso la yaab leh oo ka yaabisay Caalamka.

Qoyskan ayaa alle ku Imtixaaney in ay Noqdaan kuwa ku socda Labada Gacmood iyo Labada Lugood, Sidaasna ay ku Shabahaan Xoolaha Xaadaama ay Afar Lugood Yihiin.

Ilaa iyo Iminka Lama Yaqaan Mucjisadaan Waxa Sababey, Balse odeyga qoysku ayey musiibadu ku bilaabatey isagoo yar, caruurtiisa oo ka kooban 4 gabdhood iyo wiil ayaase iyagu ku dhashay ciladii uu aabahood ku dhalay.

Hadaba Daawo Qiso Qiiro Badan Ku Cibra Qaadashana Mudan Oo Laga Diyaariyay, Ayadoo La Wareysanayo Khubaro iyo Qoyskan Qeybo Ka Mid Ahna, lagana Waramayo Mucjisdaan Sidey Ku Bilaabatay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada