Daawo Muuqaal:- Kaamero qarsoon oo duubtay rag isku dhaarsanaa oo gawaari si toos ah iskula dhacay !!

Daawo Muuqaal:- Kaamero qarsoon oo duubtay rag isku dhaarsanaa oo gawaari si toos ah iskula dhacay !!

daajis.com:- Arin cajiib ah ayaa ka dhacday wado weyn oo lagu magacaabo Rui Yang Da , kuna taala dalka Shiinaha ka dib markii maalin cad kooxo hubeysan ay soo weerareen rag kale oo ay isku dhaarsanaayeen waxaana goobtii ka dhacay dagaal gaaray in gawaari la is jiirsiiyo .

Weerarkaan oo ka dhacay magaalada Jiangxi ayaa waxaa duubtay Kaamero qarsoon oo ay iminka soo bandhigeen booliiska dalka Shiinaha waxaana guud ahaan kooxaha uu dagaalka dhex maray lagu sheegay in ka badan 20 qofood oo mar quraah fooda is daray .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada