Daawo Muuqaal:- Moowliid aan loo kala harin oo Oslo Norway ka dhacay & Culumada qaarkood oo Suut soo xirtay !!

Daawo Muuqaal:- Moowliid aan loo kala harin oo Oslo Norway ka dhacay & Culumada qaarkood oo Suut soo xirtay !!

daajis.com:- Munaasad aad u balaaran oo lagu xusayay dhalashada Mooliidka Nabi Muxamed (SCW) ayaa lagu qabtay magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway. Moowliidkaan oo aan loo kala harin waxaa ka dhex muuqday culumo caan ah oo ka kala yimid dalal kala duwan.

Dalka Norway ayaa 15-kii sano ee ugu dambeeysay waxaa lagu qaban jiray xuska Moowliidka Nabiga (SCW) balse sanadkaan Mooliidka ayaa noqday mid aan loo kala harin oo aad loo soo camiray . 


Culumo badan oo gudaha dalka Norway caan ka ah ayaa si weyn ugu soo labistay dharka loo yaqaan Suut-ka kuwaas oo sheegay in ay munaasabada iyo farxada Moowliidka Nabi Muxamed (NNKH) wax kaste u sameenayaan .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada