daajis.com:- Jamie Guarino oo ah aabaha dhalay gabadh Hal Sano iyo Labo bil jir ah ayaa kasoo duubay gabadhiisa Alyssa oo ku ciyaareyso Mas dhererkiisu yahay Afar miter.
Aabahan ayaa sheegay in xayawaanka masaska laga aaminsan yahay fikrad xun oo ah in ay dilaayaal yihiin, laakiin ay tani muujineyso in dadka fikradaasi laga bixiyo.
Alyssa oo 14 bil jir ah ayaa ku ciyaareyso mas aad u dherer badan, oo niyada aan ku siin karin in ilmahaada yar u dhaweyso, waxayna gabadhani yar iyo maska dhex marayaa ciyaar uu maska iyo gabadha ku qanceyso.
HALKAN KA DAAWO MUCJISADANFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:38 and have
, Published at