daajis.com:-Bayaan cad oo kasoo baxay shirkada Red Emberor ee howlaha shidaal baarista ka waday deegaanada Puntland, ayaa lagu sheegay iney joojisay dhamaan howlahaas.
Bayaanka kasoo baxay shirkada Red Emberor, ayaa lagu sheegay ineey tix galineeyso hadal dhawaan kasoo yeeray wasiirkii hore ee Tamarta Doowlada Federaalka Daa’uud Bisinle, kaasoo ahaa inaan shidaal laga baari karin gudaha dalka iyadoon ruqsad laga haysan Dowlada Federaalka.
Go’aanka ay qaadatay shirkada Red Emberor, ayaa dhabar jab xoogan ku noqon doona maamulka Puntland, kuwaasoo isa siiyay awoodo aysan lahayn.
Sidoo kale go’aankan kasoo baxay Doowlada Federaalka, ayaa lagu wadaa inuu saameeyo shirkadaha kale ee shidaal baarista ka wada deegaanada waqooyi ee Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:02 and have
, Published at