Muuqaal:- Lala dhacey oo Laga Soo Qaadey Hawada Sare ee Dubai.

Muuqaal:- Lala dhacey oo Laga Soo Qaadey Hawada Sare ee Dubai.

daajis.com:- Magaalada Dubia waxey ku caan baxdey dhismaha dheedheer ee qaaliga ah waxaana ka mid ah dhismaha aduunka ugu dheer ee loo yaqaano Burj Khalifa.

Fotografer Daniel Cheong ayaa waxaa uu isku dayay inuu soo bandhigo quruxda dubia asiga oo hawada sare ka sawirayo Dubia.

sawirada uu qaaday ayaa waxey soo ban dhigeen muuqaal layaab leh waxeyna ku tusinayaan dhismaha dhaadheer oo xowrka ka dulmarey.



Sawiradaas oo hawada sare ee dubai laga qaadey qeyb kamid ah hoos ka daawo .










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada