daajis.com:- Xafiiska madaxweynaha dalka Afghanistaan ayaa billaabay baaritaan kaddib markii ay soo baxday in wasiirka Madaxweyne Ashraf Ghani magacaabay ay doondoonayaan booliska caalamiga ah ee Interpol.
Wasiirkan oo loo dhiibay wasaaradda beeraha ayaa la sheegayaa inuu ku jiro liiska dadka ay Interpol raadinayaan.
Mohammad Yacqub Xeydari ayaa laga baadi goobayaa dalka Estonia, waxaana loo haystaa in uusan bixin canshuuro laga doonayay sanadkii 2003-dii.
Mr Xeydari ayaa sheegay in uu yahay dhibane shirqool siyaasadeed loo dhigay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at