daajis.com:-Ururka Ardeyda Dhalinyarada Ee wax kabarata Indonesia "Somali Studant Associate in Indonesia" ayaa waxey ka tacsiyaynayaa Geerida naxdinda leh ee ku timid wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamuud Coloow Barrow oo saaka ku geriyooday Muqdisho.
Ardeyda ayaa waxay ugu tacsiyeeyneysaa Dhamaan umata soomaaliyeed qaas ahaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyoodey marxuumka,
Anaga oo u rajeeyneyna in samir iyo iimaan Alle ka siiyo, Marxuumkana Janadii Fardowse Alle waraabiyo.
Aamiiin Aamiiin Aamiiin
Eng.Ibrahim Ali (deercali)
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:30 and have

