DAACISH:- oo goowracday lahaystihii 2aad ee Japan u dhashay

DAACISH:- oo goowracday lahaystihii 2aad ee Japan u dhashay

daajis.com:-Kooxda ISIS ee kataliso dhul weyn oo Ciraaq iyo Syria ka tirsan, ayaa barteeda Youtube-ka soo galisay muuqaal ay ku sheegeyso, ineey goowraceen lahaystihii 2aad ee dalka Japan u dhashay.

ISIS ayaa ciwaan uga dhigtay muuqaalka “Fariin ku socota Japan”, waxay ku eedeeyeen Japan ineey xulufo la tahay xisbiga sheeydaanka.

Ninka goowracayay lahaytaha Japan oo sida la rumeeysanyahay ah muwaadin kasoo jeeda UK, oo luqada Englishka ku hadlayay uu sheegay, in ISIS ay u joogaan ciidamo farabadan oo u ooman dhiiga gaalada iyo kuwa taabacsan.

ISIS ayaa muuqaalkeeda sidoo kale ku sheegtay, in masuuliyada goowraca labada lahayste uu dhabarka u ridan doono R/wasaaraha Japan, kaasoo gacan ka geestay la dagaalanka ISIS.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada