VIDEO:- Al shabaab oo weerar ku qaaday Ciidamada Dowladda

VIDEO:- Al shabaab oo weerar ku qaaday Ciidamada Dowladda

daajis.com:-Ciidamada Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku soo qaadeen bar ay ciidamadu Dowladda ku lahaayeen duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Gaashaanle Dhexe Isaaq Cismaan Idiris oo ah abaanduulaha guutada shannaad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo la hadlay wabaahinta Muqdisho ayaa sheegay in dhallinyaro kooxdaasi ay soo qaldeen ay ku dhaawacmeen dagaalka qaarna ay ku dhinteen, inkastoo uusan caddeyn tirada saxda ah.

“dad badan oo dhaawac ah ayaan ka heynaa (Al-Shabaab)….. Annagu ma dileyno dhallinyaradan sida ay sameeyaan oo kale ee waan daawaynaynaa waayo waa dhallinyaro Soomaaliyeed” ayuu yiri Korneyl Isaaq Cusmaan.

Hoos ka Daawo.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada