daajis.com:-Maxkamad ku taal Masar ayaa mamnuucday garabka hubeysan ee kooxda Falastiin ee Hamas, waxayna ku dartay liiska ururada argagixisada.
Hamas ayaa ah awoodda ugu weyne Gaza, waxayna saraakiisha Masara sheegaan in hub dhuumaaleysi looga soo geliyo dhulka Waqooyiga Sinai halkaasi oo ay kula dagaalamaan falaagada.
Amarka mamnuucidda ayaa yimid maalmo kaddib markii xagjiriinta ay ku dileen in ka badan sodon ruux weeraro isku xiran oo lagu qaaday goobo ay leeyihiin militeriga iyo Police-ka oo ku yaal jasiiradda.
Madaxweyne Cabdulfataax Al-sisi oo ka hadlay kaddib taliyayaasha militeriga ayaa sheegay in dalkiisa uu wajahay dagaal dheer oo adag uu lagalay xagjiriinta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:34 and have
, Published at