Daawo qaabka Ninkii Soomaaliga uu u dilay 3 qof Soomaali ah K/Afrika

Daawo qaabka Ninkii Soomaaliga uu u dilay 3 qof Soomaali ah K/Afrika

daajis.com:- Labo maalin ka hor ayaa Nin Soomaaliyeed uu Sedax qof oo Soomaali ah ku toogtay Maqaayad ku taal deegaanka Mitchell Plain ee magaalada Cape Town, ayaa waxaa la soo bandhigay muuqaalka qaab uu u toogtay.

Muuqaal ay duubtay Kaamirada CCTV ee ku xeran wadooyinka iyo goobaha ganacsi ayaa muujineysa qaabka uu ninkan u toogtay dhalinyarada Soomaalida xili ay ku sugnaayeen maqaayad, isagoo la dul imaanaya, kadibna ku celcelinaya rasaasta,

Waxaa kaloo muuqaalka laga arkayaa kala cararka dhalinyaro Soomaaliyeed oo goobta ku sugnaa iyo dad u dhashay Koonfur Afrikaan.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada