daajis.com:- Wararka inaga soo gaaraya magaalada Copenhagan ee dalka Denmark ayaa sheegaya in galabta weerar khasaare nafeet iyo mid hantiyadeedba geystay oo lagu qaaday goob ay ku kulansanaayeen saxafiyiin iyo kooxaha u dooda (free of speech-ka) ee dalka Denmark.

Wararkii ugu dambeeyay waxeey sheegayaan in lagu tuhmayo in weerarka uu fuliyay qof Muslim ah walow aysan jirin cid wali si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.
Halkaan Hoose ka Daawo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:28 and have
, Published at