Daawo:- Safriika China usoo magacaawday Soomaaliya oo Afsoomaali ku hadlaayo

Daawo:- Safriika China usoo magacaawday Soomaaliya oo Afsoomaali ku hadlaayo

daajis.com:- Safiirka wadanka Shiinaha u fadhiya dalka Soomaaliya Mr. Wei-Hongtian ayaa bartay luuqada Afka Soomaaliga waxaana masuulkaan oo magaciisii hore iska badalay uu iminka la magac baxay Warsame .

Safiirkaan ayaa waxa uu noqday shaqsi aad u nasiib badan maadaama uu akhrin karo Afka Soomaaliga waliba si toos ah ugu hadli karo wuxuuna inta badan dhameystaa oo luuqada afka Shiinaha u badashaa waraaqaha uga yimaada dhanka dowlada Somalia .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada