Daawo Sawirada:- DAACISH oo dabaq kasoo tuurtay Oday 62 sano jir laga roone ahaa.

Daawo Sawirada:- DAACISH oo dabaq kasoo tuurtay Oday 62 sano jir laga roone ahaa.

daajis.com:- Dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya ee (ISIS) ayaa ayaa waxay dabaq 7 biyaano ah kasoo tuureen 62 sano jir ay ku eedeeyeen inuu ahaa laga roone u tegay laga roone kale, iyadoo dilka ninkan ay daawanayeen dad aad u fara badan.

Isis ayaa xukunka shareecada mariyay odaygan waayeelka ah, ee ku eedeysnaa dambiga “lagaroonayaasha”, sida ay ku sheegeen bar internetka oo ay sawirada dilka dabaq ka tuurka ay soo dhigeen.

Daacish ayaa sheegtay in Odayga uu qirtay sameynta falkaasi sidaa darteedna ay ku xakumeen in laga soo tuuro dabaq dheer, halka ruuxa kalane ay gacanta kusoo dhigeen balse ay ku hayaan baaritaano intaa kasii dheer.

Bilowgii bishan ayaa sidaan oo kale ISIS ay xukun noocaan ah ku fulisay labo nin oo laga roonayaal ahaa, kuwaasoo ay kasoo tuureen Dabaq 3 biyaano ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada