Qarax ka Dhacay Deegaan Alshabab Maamusho Daabaco

Qarax ka Dhacay Deegaan Alshabab Maamusho Daabaco

daajis.com:- Wararka ka imanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in qarax uu ka dhacay degaan dhinaca Bari kaga beegan magaalada Diinsoor.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay maqaleen qarax xooggan oo ka dhacay goob tuulo ah degaan uu ka taliyo ururka al-Shabab.

Ilaa hadda ma cadda waxa sababay qaraxan inay yihiin duqayn cirka ah iyo walxaha qarxa oo goobtaasi.

Waxii ku Soo gordha kala soco wararkeena danbe. 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada