daajis.com:- Madaxweynaha dalka Zibabwe Roberto Mugabe iyo dowladdiisa ayaa ku guul dareysatay in guud ahaan Internetka iyo shabakaddaha dadka ku xiriiraan laga xanibo sawiro iyo muuqaal, laga qabtay todobaadkii hore isagoo jaran jarada garoonka Harare ku dhacaya, taasoo ka turjumeysay da’ diisa 90 sano jirka ah.
Dadaalka Dowladda Zeibabwe u gashay in la xanibo sawirada iyo muuqaalada Mugabe oo afka dhulka gelinayo ayaa, taas badalkeeda waxaa lasoo bandhigay muuqaal kale oo maad iyo qosol leh, oo laga sameeyay dhacidaankii Mugabe, iyadoo sawiradii laga qabtay la saaray shaqsiyaad caan ah oo ciyaaraha iyo dhinaca fanka ah, waxaana idiin soo gudbinay sawirada maada iyo qosolka xambaarsan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:07 and have
, Published at