daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu waqtigan booqasho shaqo iyo mid caafimaadba ku marayaa magaaladda Baarliin ee dalka Jarmalka.
Madaxweynaha ayaa lakulmay xildhibaanada Baarlamaanka Dalka Jarmalka iyagoo kawada hadlay xaaladda Soomaaliya, iyo nooca Federaaliisimka ee dalkaasi ku dhisan yahay.
Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Jarmalka mudane Maxamuud Max’ed Tifoow iyo ku xigeenkiisa Max’ed Cabdi Kulmiye.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at