Daawo: Video laga duubay Qaraxii Maanta Kadib ee Centeral Hotel

Daawo: Video laga duubay Qaraxii Maanta Kadib ee Centeral Hotel

daajis.com:- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay Hotelka Central ee degmada Xamar weyne, iyadoo tirada dadka ku dhintay ay ka badan tahay in ka badan 10-ruux.

Wararka ayaa intaa ku daraya in gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu gudaha Hotelka ku jiray, gaar ahaan meel ku dhow masaajidka lagu dukanayay salaadii jimcaha.

Qaraxa labaad ayaa ahaa ruux xirnaa jaakadaha qarxa oo qaraxii koowaad markii uu dhacay isku qarxiyay albaabka hore ee masaajidka ku dhex yiil hotelka.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada