Oradyahanka Mo Farah oo cunsuriyad kala kulmay oradyahan u dhashey British

Oradyahanka Mo Farah oo cunsuriyad kala kulmay oradyahan u dhashey British

daajis.com:- Orodyahanka Soomaaliyeed Maxamed Faarax ayaa si kulul uga jawaabay hadalo ku biloowdey kaftan oo ay maalmahan bogga xiriirka Bulshada eeTwitter-ka isu marinayeen Orodyahanka kale ee Pritishka ah ee lagu magacaabo Andy Vernon, kaasoo kaalinta labaad ka galay tartankii Qaramada Yurub ee Zurich ka dhacay sanadkii hore 2014.

Bilad Dahable Maxamed Faarax oo biladii dahabka ee kaalinta koowaad tartankaasi ku guuleeystay ayaa sheegay in Ninka saaxiibkii ah ee isla Britain ay u wada ordayeen uu muujiyey sida uu uga xunyahay inuu guushaasi uu gaaray,wuxuuna igu yiri ayuu sheegay: “Uma qalantid Biladaasi, aniga ayaana xaq u lahaa waayo adigu ma tihid British”.

Farah oo iminka ku sugan magaalada Birmingham si uu uga qeybgalo tartamada indoor two-mile world record ee Sainsbury’s iyo British indoor grand prix, ayaa dhinaca kale raali gelin ka bixiyey Ereyo Kulul uu kula kaftamay Vernon ooTwitter isu mariyeen todobaadkii hore.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada