Telefishin laga leeyahay Canada oo intuu is yiri Ronaldo ugu hambalyeey sanad Dhalashadiisa 30-aad baxar isku galay

Telefishin laga leeyahay Canada oo intuu is yiri Ronaldo ugu hambalyeey sanad Dhalashadiisa 30-aad baxar isku galay

daajis.com:- Barnaamijka caanka ah ee subixii laga sii daayo Telefishinka Canada ee la magac baxay ‘Breakfast Television’ ayaa mar uu is yiri Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ugu hambalyeey sanad guurada dhalashadiisa ee 30-aad waxa uu galay bad kale.

Iyagoo damacsanaa in ay Ronaldo yiraahdaan ‘Dhalasho Wanaagsan’ ayay soo dhigeen Sawirka Weeraryahanka Mancehster City Kun Aguero halkii laga rabay CR7.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada